Golaha Samatabixinta & Xasan Sheekh: Kulankii Laga Sugayo Rajada Siyaasadeed

 Waxaa socda kulan muhiim ah oo u dhexeeya Golaha Samatabixinta iyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo daba socda ballan horey u dhexmartay labada dhinac.


Haddii lagu gaaro is afgarad qodobada la isku hayay, waxaa muuqanaysa rajo iyo horumar siyaasadeed. Haddii kalena, waxaa laga digayaa quus iyo kala fogaansho siyaasadeed oo sii adkayn kara xaaladda dalka.

Comments