Dab ka billowday kaalin shidaal ayaa ku fiday guryo iyo goobo ganacsi oo ku yaalla magaalada muqdisho


 sida ay innoo xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah.

Xaafadda uu dabka ka kacay ayaa ah isku raran, waxaana daganaa dad shacab ah, iyada oo kugubteen  dukaamo iyo mootooyin nooca Bajaajta ay gubteen.

qof kamid ah dadka ku hanti beelay dabkan ayaa faah-faahin ka bixiyay khasaaraha, wuxuuna sheegay in 9 qol iyo Bajaaj ay ka gubatay.Meeshaan 9 qol ayaa iiga dhisneyd hal shayna iima badbaadin, sidoo kale mooto Bajaaj ayaa iga gubatay, marka musiibaadaas ayaa igu dhacday” ayuu yiri 

Comments