Culimo lagu laayay Shabeellaha Dhexe

  dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ay xalay maleeshiyaadk hubeysan ka gaysteen duleedka degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kaas oo lagu beegsaday culimo akhrineysay Qur’aan oo la laayay

.Maleeshiyaad beeleedka weerarka qaaday ayaa beegsaday goob ay ku sugnaayeen dad akhrinayay aqrinayay Qur’aan oo ku sugnaa halkaasi, waxayna u gaysteen dil iyo dhaawac.

Comments