Trump oo ku guuleystay doorashada gobolka saddexaad ee gobollada ugu codka badan.
Gobolka Pennsylvania oo kamid ah gobollada waaweyn ee ugu codka badan ayaa waxaa codadkii la tiriyay ku guuleystay Donald Trump.
Tirada guud ee codadka Trump ayaa haatan ah 67,589,205 halka Harris ay haysato 62,356,616
Comments
Post a Comment