Xamaas oo ku dhowaaqday geeri Yaxye Sinwar

 Bayaanka uu soo saaray ayaa lagu sheegay inay tahay xanuun iyo murugo leh in la waayo dadka la jecel yahay, gaar ahaan hoggaamiyeyaasha aan caadiga ahayn balse tani ay ku dhiirigelineyso iney sii xoojiyaan dagaalka


Naciim waxa uu sheegay in Xamaas ay sii xoogeysaneysay mar kasta oo la dilo madaxdeedii hore.


“Waxay u muuqataa in Israa’iil ay aaminsan tahay in dilka madaxdeenna ay ka dhigan tahay dhammaadka dhaqdhaqaaqeena iyo halganka dadka Falastiiniyiinta, laakiin taasi xaqiiqada wey ka duwan tahay” ayuu ku yiri

Comments