Masar Eritrea iyo Sameysanaya oo yeelanaya isbaheysi saddex geesood

 wada-hadallo cusub oo xasaasi ah ay maanta uga bilaabanayaan gudaha magaalada Asmara, sedexda madaxweyne halkaas oo uu shalay gaaray madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha Masar ayaa sidoo kale isna maanta kusii jeeda Asmara, si uu uga qayb-galo wada-hadallada ka dhacaya Asmara, waxaana safarkan xaqiijiyey afhayeenka Al-Siisi.

Xasan Sheekh Maxamuud, Cabdifitaax Al-Siisi iyo Isaias Afwerki ayaa dhisi doonaan isbaheysi saddex geesood ah oo ay ku mideysan yihiin dalalka Soomaaliya, Masar iyo Eritrea oo haatan saddexdooda is hayaan Itoobiya.

Soomaaliya oo ay is hayaan Itoobiya ayaa maalmihii u dambeeyay galaangal xoogan la sameyneysay Masar iyo Eritrea

Comments