markabkaan oo baaraya sahminta shidaalka soomaaliya ayaa soo garey maanta magalada muqdisho
markabkaan ayaa kusoo xirtey dekeda magaalada muqdisho halkaas oo haatan kasocoto munaasabad lagu soo dhaweynaa oo ay kasoo qeebgaleen madax kakala socoto turkiga iyo somaliya markabkaan ayaa bilaabi doono shidaal baaris ,kana baaridoono xeebaha galmudug
Comments
Post a Comment