Madaxweynaha Masar Alsisi ayaa gaarey Dalka Ereteria

 madaxweynaha dalka masar cabdifatax alsisi ayaa goor dhaweed gaarey dalka ereteria halkaa oo horey ugu sugnaay madaxweynaha somaaliya xasan sheikh  maxamuud

waxaa lafilyaa ineey sameestaan sedex dal isbahaysi  cusub

Comments