Adeega Isgaarsiinta iyo Duulista Hawada ee NAFISAT, hay’adaha duulista rayidka ee 11 dal iyo labo mid ah ururrada caalamiga ah oo ka shaqeeya arrimaha duulista hawada ayaa ku mideysan Shabakaddaan.
Maareeyaha Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Mudane Axmed Macalin Xasan oo Shirka furay ayaa faahfaahin ka bixiyey ajendaha shirka iyo muhiimadda uu u leeyahay dalalka ku bahoobay, iyadoo sanadkaan ay Soomaaliya qaadatay doorkeeda martiginta.
Comments
Post a Comment