DEG DEG: Qarax xooggan oo ka dhacay magaalada Muqdisho

 Faah-faahinta hordhaca ah ee aan ka helayno qaraxan ayaa sheegaya inuu fuliyay naftii haligle isku soo xiray waxyaabaha qarxa, kaasi oo isku qarxiyay agagaarka Iskuul Buluusiyo

.Wararka qaar ayaa sheegay in qaraxa lagu bartilmaameedsaday maqaayad ku taalla aagga Iskuul Buluusiyo, halka wararka qaar ay sheegayaan in qaraxa uu ka dhacay gudaha xerada xili askar badan tababar uga socday maanta.



Comments