Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowladda Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre ayaa maanta soo gaaray magaalada Beledweyne.
Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowladda Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre ayaa maanta soo gaaray magaalada Beledweyne.
Masuuliyiin maamulka kamid ah iyo qeybaha bulshada ayaa wasiirka Amniga Hirshabeelle kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif.
Dhinaca kale Wasiir Kheyre ayaa kulan la qaadan doona Saraakiisha amniga iyo madaxda maamulka gobolka Hiiraan kan degmada Beledweyne, si kor loogu qaado amniga Beledweyne iyo guud ahaan gobolka Hiiraan
Comments
Post a Comment